Suuqa Cusub ee Banaadir Mall oo laga Daah furay Caasimadda Muqisho

Suuqa Cusub ee Banaadir Mall oo laga Daah furay Caasimadda Muqisho

Xaflad lagu furayey Suuqa casriga ah Banaadir Mall market ayaa lagu qabtey Xarunta Suuqaas oo ku taal Isgoyska Laamo-yaraha Zoope ee Magaalada Muqdisho.

Xafladda furitanka waxaana ka qayb galey Wasiiro, Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Banadir Mall ayaa laga heli karaa dhammaan alaabooyinka dibadda laga keeni jiray, waxayna dhismihiisa iyo qalabeyntiisa qaateen muddo 4 sano ah.

Previous List of City Weekend Celebrations

Leave Your Comment

Connect With Us

95 FF3, App Street Avenue
NSW 96209, Canada

Mon – Fri: 8:00 am – 6:00 pm

City News & Updates

The latest Egovt news, articles, and resources, sent straight to your inbox every month.

EGovt Template - Mad UX © 2020. All Rights Reserved